BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Maxaan ilaa iyo hadda ka ognahay wixii ka dhacay Aadan Yabaal?
Madaxweynaha Soomaaliya iyo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa labaduba sanadkan dhexdiisa booqday kadib markii ururka al-Shabaab laga qabsaday degmaadan.
Waa kuma Maxamed Xamdaan Dagalo, geeljiraha hore ee hadda dowlad gaar ah uga dhawaaqay Suudaan?
Hoggaamiyaha Ciidamada Gurmadka Degdegga ah (RSF), Maxamed Xamdaan "Hemedti" Dagalo, ayaa sheegay in kooxdu "ay dhisayso mustaqbalka kaliya ee dhabta ah ee Suudaan".
TOOS, Xaaladda Aadan Yabaal oo uu dagaal ka dhacay
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali
Ciidamada RSF ee Suudaan oo ku dhawaaqay dowlad gaar ah
In ka badan 400 oo qof ayaa lagu dilay weerarradii ugu dambeeyay ee ay qaadday RSF, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, iyadoo soo xiganeysa "ilo lagu kalsoon yahay".
Muxuu yahay hubka casriga ah ee ay Hindiya tijaabisay oo dhowr dal haystaan, ma waxay ku biirtay dagaalka xiddigaha
Sida laga soo xigtay hay'adda cilmi baarista gaashaandhigga Hindiya, diyaarad aan duuliye lahayn oo hawada duuleysa ayaa lagu burburiyay hubkan oo logu lagu rakibay baabuur yaala dhulka, waxayna sheegeen in tijaabada lagu guulaystay
Geerida 3 malyan oo carruur ah oo lala xiriiriyey dawo aan loo qorin oo jirkoodu adkaysi u yeeshay
Daraasaddan ayaa sheegeysa in malaayiinta carruurta ah ay ka soo jeedaan Afrika iyo Aasiya, waxayna daraasaddu tilmaamaysaa in si xun u isticmaalka dawada ay dhibaatada sii kordhisay
Maxaa sanadkan kasoo kordhay awoodda militari ee Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah?
Afrika, Masar, Aljeeriya, Nigeria, Koonfur Afrika, iyo Itoobiya ayaa kaalimaha hore kaga jira dhanka awoodda ciidan. Dalalkan ayaa sidoo kale ka mid ah kuwa ugu dadka badan uguna dhaqaalaha badan qaaradda.
Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood?
Kusoo dhawaada tabinta tooska ah ee BBC-Somali
Maxay yahiin magafayaasha qudhaanjada ee lagu qabtay Kenya?
Waxaa la aaminsan yahay in meelaha loogu waday qudhaanjooyinkaan ay ahaayeen suuqyada xayawaanka ee Yurub iyo kuwa Aasiya.
Muxuu Trump ugu daray Soomaaliya qorshaha lagula dagaalamayo Xuutiyiinta Yemen?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in Mareykanku uusan ogolaan doonin "argagixisada" inay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed.
Wax ka ogow SSC-Khatumo iyo meelaha kale ee laga bilaabayo diiwaangelinta doorashada goleyaasha deegaanka Soomaaliya
Qorshaha diiwaangelinta dadweynaha ayaa ka socon doono guud ahaan goobaha ay ka samaynayaan guddigu diiwangelinta muddo 30 maalmood ah.
Maxaan ka naqaan shirkadda Starlink ee uu ka hadlay Elon Musk ee Soomaaliya ka howl billaabaysa?
Elon Musk, oo ah bilyaneerka ugu hodansan dunida ayaa leh shirkado waaweyn oo dhanka teknoolajiyadda ah sida shirkada adeegga hawada ee SpaceX, Tesla oo ah shirkadda soo saarta baabuurta ku shaqaysa korontada iyo shrikado kale.
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Abriil 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Abriil 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Abriil 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Abriil 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.